yeelyeelo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-eeshay, -eelatay)

Macnaha:

  1. Cir in uu da'o u diyaar garoobid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur