yididdiilo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Rajo; himilo. ld hididdiilo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

rajo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Ilmo yar-yar oo hooyadood dhimatay.
  2. Filashada la filanayo wax la heli doono. ld rejo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

himilo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Hawo; riyo. 2. Himmad galmo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hididdiilo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Filasho la fisho wax la sugayey. ld yididdiilo.