yoolyool
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Cayaaro dhawr ah oo ay dhallinyaradu dheelaan habeenkii ama maa-lintii waqtigana ku gaabsadaan, waxaana ka mid ah ciyaar labo goobood (yool) leh oo isaseemid (istaabasho) iyo orod ku badan. 2. ld yoolyoolid.
- Xoolo ama dad wax xasillooni darro ka muuqato no-qosho.

