yoolyoolQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Cayaaro dhawr ah oo ay dhallinyaradu dheelaan habeenkii ama maa-lintii waqtigana ku gaabsadaan, waxaana ka mid ah ciyaar labo goobood (yool) leh oo isaseemid (istaabasho) iyo orod ku badan. 2. ld yoolyoolid.Xoolo ama dad wax xasillooni darro ka muuqato no-qosho.