yuucQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-cac, m.l)Macnaha:Yaaw laba loo dhigay middood.ld yuub².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
yuubQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-bab, m.l)Macnaha:Wiilasha la gudo cadka laga gooynaayo; buuryo; beejo.1. Wax soo tagid. 2. Wax istaajin. ld yuuc².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0