yuuriya

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (kiim.) Adke cad oo wiriqaysan oo ku milma biyaha CO(NH2), yuuriya waa maxsuulka naytaroojiineed ee ugu dambeeya qashinsaarka naasleyda.