Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: fidmawade
xeraysad  ld xeraysasho.
xeraysan   Wax la xe-reeyey ahaansho.
xeraysasho  eeg xerayso. ld xeraysad, xeraysi.
xeraysi  ld xeraysasho.
xeraysnaan  eeg xeraysan. ld xerays-naansho.
xeraysnaansho  ld xeraysnaan.
xerayso  3 (-stay, -satay) 1. (f.g) Wax xero gashasho. 2. (f.mg) Xer noqosho.
xeree   Xoolo iwm xero gelin.
xergee   Geel meel reerka ka fog u daaq geyn. ld xerri.
xergeyn  eeg xergee. ld xerrin.
xero   1. Meegaar dhagax ah ama ood ama qoryo, oo xoolo ama wax kale loo dhigo; derbi wareegsan oo illin laga galo leh; mooro; siibad. 2. Meel dugsiga ka weyn oo xertu wax ku barato.
xerodhaaf1  Neef xeradiisa ka taga oo habeenkii xero kale ku hoyda. xerodhaaf2   Neef xeradiisa mooyaane xero kale ku hoyasho. xerodhaafid  eeg xerodhaaf².
xerokabaad  Xoolo aan xeradooda ku soo hoyan habeenkii oo moora kale u gudbo.
xerokadareeris  Ari badan oo goosmay.
xeroo   Xoolo iwm xero gelid.
xerood  eeg xeroo.
xerri   ld xergee.
xerrin  ld xergeyn.
xersilow   Xersi dahab ka samaysan oo silsilad la geliyo dumarku qoor-ta ku xirtaan.
xexeb   Laallaabka ay leedahay heeryo awr saaran oo wax la gashado. ld xolxol, xoxob.
xeyd   Maro dacalkeeda hoose kor u qaadid.
xeydan1   Wax la xayday noqosho. xeydan2   Wax la xeyday ahaansho. xeydasho  eeg xeydo.
xeydid  eeg xeyd.
xeydmid  eeg xeydan¹.
xeydnaan  eeg xeydan. ld xeydnaansho.
xeydnaansho  ld xeydnaa.
page : 36 of 60
<< < 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 > >>

 

Exit mobile version