Xeyd
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Maro dacalkeeda hoose kor u qaadid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xeyd ↴
dhallaax | xeydan | xeydan | xeydasho | xeydid | xeydmid | xeydnaan | xeydnaansho | xeydo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg