Xexeb

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-byo, m.dh)

Laallaabka ay leedahay heeryo awr saaran oo wax la gashado. ld xolxol, xoxob.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xexeb

xolxol | xoxob |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg