Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: waddoohiye
caradhow  Qof dhaqso u xanaaqa ahaansho.
caradhowaan  eeg caradhow. ld caradhowaansho.
caradhowaansho  ld caradhowaan.
caradugaag  Cudur eyga ku dhaca oo ku khasba in uu qaniino dadka iyo xoolaha.
caraf1  Ur udgoon oo la jeclaysto. caraf2  Ur carfoon soo udgid. carafudayd  ld carafududaan.
carafudud  Qof dhaqso u xanaaqa ahaansho.
carafududaan  eeg carafudud. ld carafudayd, carafududaansho.
carafududaansho  ld carafududaan.
carar1  1. ld cararid. Orod baqdin leh. 2. Dhiin meyraxda dhirta qaarkeed laga sameeyo oo wax lagu aslo; asal; aglool. carar2  Orod baqdin ku jirto ordid. cararayn  eeg cararee. ld cararin.
cararaysan  Weel wax la carariyey ahaansho.
cararaysnaan  eeg cararaysan. ld cararaysnaansho.
cararaysnaansho  ld cararaysnaan.
cararee  Weel asal marin.
carareysad  ld cararsasho.
carareysasho  ld cararsasho.
carareysi  ld cararsasho.
carareyso  ld cararso.
carari  ld cararee.
cararid  eeg carar². ld carar¹ (1).
cararin  ld cararayn.
cararsad  ld cararsasho.
cararsasho  eeg cararso. ld carareysad, carareysasho, carareysi, cacarsad, car.
cararsi  ld cararsasho.
cararso  Weel carar marsasho. ld carareyso.
carasho  eeg caro². ld carad.
caratir1  Wax qof carooday carada looga ba'sho (siiba haweenka).
page : 40 of 95
<< < 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 > >>

 

Exit mobile version