Caratir

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Wax qof carooday carada looga ba'sho (siiba haweenka).


Caratir

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Cid caro ka bi'in.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caratir

caratirid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg