Caraf

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Ur udgoon oo la jeclaysto.

Caraf

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rfay, -raftay; -rfi)

Ur carfoon soo udgid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caraf

aaladee | udgi | jaawe | udug | carafudayd | carafudud | carafududaan | carafududaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg