Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: shaashsaar
carcar (2) Awood dihin oo aan weli wax lagu qaban.
carcaraaf (1) 1. Dhibaato aad u weyn; rafaad. 2. Barsaq.
carcaraaf (2) Dhibaato weyn la kulmid.
carcaraafid eeg carcaraaf².
carcaraafsan Wax carcaraafey ahansho.
carcaraafsanaan eeg carcaraafsan. ld carcaraafsanaansho.
carcaraafsanaansho ld carcaraafsanaan.
carcarsaanyo ld carsaanyo.
carceer (1) ld carceerid.
carceer (2) Wax muuqaalkiisa libdhid.
carceerid eeg carceer². ld carceer¹.
carceero 1. ld ciiraciiro. Muuqaal ciiro ku jirto. 2. Kaalmo; gargaar.
carceersasho eeg carceerso. ld carceersi.
carceersi ld carceersasho.
carceerso Wax muuqaalkiisa libdhid.
carcoorri (1) Bawdaqaawis been ah; garmaame.
carcoorri (2) Bowdaqaawis samayn; garmaamayn.
carcoorrin ld caarcooriyid.
carcoorriyid eeg carcoorri². ld carcoorrin.
card-alxaal Baryo, tuugmo; arji, codsi, talo.
cardaaduq Burbur. ld cardaaduqe.
cardaaduqe ld cardaaduq.
cardiif Midab caddaan xigeen ah.
cardun ld curdan.
caree Nafley xanaaq dagaal geliya ku abuurid.
carfad ld qarfad¹.
carfid eeg caraf².
cargaag (1) Cabaadka uu sameeyo awr weyn. ld margaag¹.
cargaag (2) Awr, cabaad weyn samayn. ld margaag².
cargaagid eeg cargaag². ld margaagid.
<< < 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 > >>

 

Exit mobile version