Cargaag

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Cabaadka uu sameeyo awr weyn. ld margaag¹.


Cargaag

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gmay, -gmatay)

Awr, cabaad weyn samayn. ld margaag².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cargaag

cargaagid | cargaagtamid | cargaagtan | cargaagtan | margaag | margaag | margaagid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg