carcoorri
(m.dh)Bawdaqaawis been ah; garmaame.
carcoorri
(Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2) (-iyay, -iday/-isay; -iyi)Bowdaqaawis samayn; garmaamayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh carcoorri ↴
carcoorrin [m.dh]
ld caarcooriyid.
carcoorriyid [m.f.dh]
eeg carcoorri². ld carcoorrin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg