tisqaad (2) 1. Hanaqaadid (qof). 2. Badasho (xoolo).
tisqaadid eeg tisqaad². ld tisqaad¹.
tix 1. Ereyo qaafiyad iyo miisaan leh. 2. Gabay dhowr beyd ka kooban.
tixan (1) ld taxan¹.
tixan (2) ld taxan².
tixgeli Cid qaddarin.
tixgelin eeg tixgeli. ld tixgelis.
tixgelis ld tixgelin.
tixid eeg tax².
tixinti Waddo yar oo ka samaysanta halka ay marto quraanjada.
tixiri ld dixiri.
tixmid ld taxmid.
tixnaan ld taxnaan.
tixnaansho ld taxnaan.
tixraac (1) ld tixraacid.
tixraac (2) Qoraal, hadal iwm xigasho.
tixraacid eeg tixraac². ld tixraac¹.
tixri ld dixiri.
tixsi ld duqsi.
tiyaaq (1) ld tiyaaqid.
tiyaaq (2) U t.: cid meel fog kala hadlid.
tiyaaqid eeg tiyaaq². ld tiyaaq¹.
tiyaatar Gole leh gaab wax lagu jilo iyo fadhi daawadayaal.
tiyin Xayr hargaha la mariyo oo lagu jilciyo.
toban Tirada u dhexeysa sagaal iyo koob iyo toban; “10”. ld toman.
tobanaad Tirada jagaale, keeda u dhigma tobanka. ld tobnaad.
tobaneeye Tiro qiyaasteedu toban ku dhowdahay. ld tobaneeyo.
tobaneeyo ld tobaneeye.
tobanle Warqad turub oo ay ku sawiranyihiin toban calaamadood.
tobbog 1. Geedaha mid ka mid ah 2. Qof dheer oo jirkiisu isku tigtigan.
<< < 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 > >>