Tobanle
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)Warqad turub oo ay ku sawiranyihiin toban calaamadood.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tobanle ↴
aritmatig | fas | habdhis-tiro-labaale | habdhis-tobanle | laba-iyo-tobanle | sal-tiro | tirooyinka lakab la' |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg