tixsi
(m.l)

ld duqsi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tixsi

diqsi [m.l]
ld duqsi, tixsi.

duqsi [m.l]
Cayayaan, duula, laba baal iyo lix addin leh, meelaha wasakhada ka dhasha oo ka qayb qaata faafinta cudurrada. ld daqsi, diqsi, tixsi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg