Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: dhabataysi
khudbasireyso  Si qarsoodi ah haweenay u mehersasho.
khudbee  Khudbad jeedin.
khudbeyn  eeg khudbee.
khudbo  ld khudbad.
khudrad  Dhir yaryar oo ka kooban ubax, caleemo iyo xididdo oo dadku cuno, cuntadana ku darsado. ld khudaar.
khulafaa  eeg khaliif.
khulcid  eeg khuluc².
khuluc1  Shuruudda lagu xidho haweenay haddii ay rabto in la furo. khuluc2  Is kh.: haweeney furitaan rabta shuruud ku xirid. khumkhum  Walax udgoon oo haweenku shitaan.
khuraafaad  Waxyaabo aan jirin oo la rumaysto; sanan.
khurraad  Hadal aan macno lahayn.
khusayn  eeg khusee.
khusee  Arrin iwm ku lug lahaan.
khushi  Kh.gay, kh.gaa iwm: bareer; ulakac; ogaan; ikhtiyaar.
khushiye  Kh. ah: qof qalaase ama fawdo abuure ah.
khushuuc1  ld khashuuc¹. khushuuc2  ld kha-shuuc². khushuucid  ld khashuucid.
khushuucsan  ld khashuucsan.
khushuucsanaan  ld khashuucsanaan.
khushuucsanaansho  ld khashuuc-sanaan.
khusuusi  1. Lataliyeyaashii Sayidka mid ka mid ah. 2. Wax gaar ama khaas ah. ld qusuusi.
khuuri1  (khuuri, m.dh) Geed-gaab leh caleemo yaryar, xabag iyo qoryo udgoon oo guryaha loo shito. khuuri2  Khuuro sameyn. khuurin  eeg khuri². ld khuuris.
khuuris  ld khuurin.
khuuro  Shanqar aan loo bogin oo kolka la hurdo neefsashada la socota oo afka ka timaadda.
ki  ld kiisa².
kibilli  Fiidmeer. ld kobolli.
page : 49 of 73
<< < 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 > >>

 

Exit mobile version