Khuuri

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(khuuri, m.dh) Geed-gaab leh caleemo yaryar, xabag iyo qoryo udgoon oo guryaha loo shito.


Khuuri

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Khuuro sameyn.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khuuri

khuurin | khuuris | makhuuri | makhuurid | makhuurin | mukhuurid | mukhuurin | xuuri |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg