Khuluc

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Shuruudda lagu xidho haweenay haddii ay rabto in la furo.


Khuluc

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-lcay, -luctay; -lci)

Is kh.: haweeney furitaan rabta shuruud ku xirid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khuluc

khulcid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg