daqiijin eeg daqiiji.
daqiiq 1. Wax kasta oo aad loo shiido; budo. 2. Sarreen aad loo shiiday; bur.
daqiiqad Waqti hal saac ah oo lixdan meelood loo qaybshay middood. ld daqiiqo.
daqiiqo ld daqiiqad.
daqmad ld danqasho.
daqmasho ld danqasho.
daqmi ld danaq.
daqmid ld danqid.
daqmin ld danqid.
daqmo ld danqo.
daqnad ld danqasho.
daqnasho ld danqasho.
daqni ld daqan.
daqnid ld danqid.
daqnin ld danqid.
daqno ld danqo.
daqramid eeg daqran¹. ld dakhramid.
daqran1 Wax madaxa dhaawac ka gaarey noqosho (qof). daqran2 Wax madaxa daqar ka gaarey ahaansho (qof). daqranaan eeg daqran². ld dakhranaan, dakhranaansho, daqranaansho.
daqranaansho ld daqranaan.
daqrid eeg daqar². ld dakhrid.
daqsi ld duqsi.
dar1 1. Weel ka sameysan bir, qori, harag oo xoolaha biyo loogu shubo. 2. Dhisme dhagax iyo shamiinto ka samaysan oo xoolaha biyo loogu shubo. 3. In xoolo ah oo isku mar ka wada cabta. 4. D. ah: dadkii hore. dar2 1. D.tay, d.taa iwm: awgay, awgaa iwm. 2. D. Alle: Alle dartiis, si niyadsam ah. ld daraad. dar3 1. (f.g) Badar, biyo, caano iwm oo meel ku jira weel in yar uga qaadid. 2. (f.g) Middi, waran iwm wax ku mudid. 3. (f.mg) Ka d.: xaal wax ku sugnaayeen si ka xun noqosho. 4. (f.mg) Ku d.: wax, wax kale ku kordhin. 5. (f.mg) Ku d.: nin iyo naag isu guurin. dar-alla Run ahaan.
daraad ld dar².
daraaf Nuqul, bartilmaan.
daraasad ld daraaso, diraaso.
page : 50 of 218
<< < 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 > >>