Daqran

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Wax madaxa dhaawac ka gaarey noqosho (qof).


Daqran

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax madaxa daqar ka gaarey ahaansho (qof).


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daqran

dakhran | dakhran | dakhranaan | dakhranaansho | daqramid | daqranaan | daqranaansho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg