cawabbari2 Habeen meel nabad ku baryid. cawabbarii Wax habeen meel ku nabad gelin. ld cawabbariisii.
cawabbariin eeg cawabbarii. ld cawabbarisiin.
cawabbarin ld cawabbaryid.
cawabbarisii ld cawabbarii.
cawabbarisiin ld cawabbariin.
cawabbaryid eeg cawabbari². ld cawabbari¹ (2), cawabbarin.
cawaddaran Waqtiga qorraxdu dhacdo oo mugdigu billaabmayo.
cawadhalad Qof aad u nasiib badan.
cawadhaxmee Meel loo socdo hal habeen u dhixid.
cawadhaxmeyn eeg cawadhaxmee.
cawadhaxmo Habeendhax.
cawaggud Nooc quraanyada ka mid ah, gudguduudan, koox-koox u socota, qaniinyo kulul oo habeenkii socota.
cawaguddo Caws balka galleyda u eg oo sida badan beeraha ka soo dhasha oo haddii la falo si dhaqso ah u soo baxa.
cawameer 1. Nafley habeenkii wareegta. 2. Dhillo. 3. Cuntub gaar ah, ilaalo.
cawan Wax cawo leh ahaansho.
cawanaan eeg cawan. ld cawanaansho.
cawanaansho ld cawanaan.
cawannimo ld Habeennimo.
cawar1 1. Nooc ka mid ah libaax badeedka oo aad halis u ah. 2. Qof il la'ama nabar ku leh. ld cawir¹. cawar2 1. Nafley dhaawac gaarsiin. 2. Nafley iftiin weyn, indhaha uga qabasho. ld cawir². cawaraad ld cawarid.
cawaran1 Wax la cawiray noqosho. ld cawiran¹. cawaran2 Wax la cawiray ahaansho. ld cawiran². cawarid eeg cawar². ld cawaraad, cawiraad, cawirid.
cawarmid eeg cawaran¹. ld cawirmid.
cawarnaan eeg cawaran². ld cawarnaansho, cawirnaan, cawirnaansho.
cawarnaansho ld cawarnaan.
cawarnimo (daaw.) Labada indhood oo kala qalloocda.
cawaroobid eeg cawarow. ld cawiroobid.
page : 54 of 95
<< < 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 > >>