Cawabbari

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Habeen meel nabad gelyo lagu baryo. 2. ld cawabbarid.


Cawabbari

Qaabnaxa: Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2 Isrogrogga: (-ryay, -riday/risay; -ryi)

Habeen meel nabad ku baryid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cawabbari

cawabbarii | cawabbariin | cawabbarin | cawabbarisii | cawabbarisiin | cawabbaryid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg