Cawaguddo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Caws balka galleyda u eg oo sida badan beeraha ka soo dhasha oo haddii la falo si dhaqso ah u soo baxa.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cawaguddo


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg