Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: caynaano
gedood1  ld gadood. gedood2  ld gadood. gedoodid  ld gadoodi.
gedoodsan  ld gadoodsa.
gedoodsanaan  ld gadoodsanaa.
gedoodsanaansho  ld gadoodsanaa.
gedow  ld gado.
gee  1. (f.g) Wax meel yiil ama joogay meel kale gaarsiin. 2. (f.mg) Isu g.: laba wax ama ka badan isku dari.
geed  Nooc dhirta ah oo leh jirrid oo iskeed isu taagi karta iyo laamo leh oo dhulka ka kacsa.
geed-abaareed  Dhirta inteeda had iyo jeer cagaarka a.
geed-abow  Durbaan. ld geed-awo.
geed-adari  Dhir cuntada lagu daro si ay udgoon ama kulayl u siis.
geed-adayg  1. Geed jirrid adag leh oo ayan birtu sahal u karin; geedlab. 2. G. ah: qof dhibaatada u adkayst.
geed-awow  ld geed-abo.
geed-dhallaan  Geed dhirta la baaseysto ka mid ah oo caruurta lagu daaweeyo, lana aaminsanyahay in la gooyo cawaweerk.
geed-hindi  Geed dheer, xididdo dhaadheer, hoos weyn oo aan xooluhu daaqin; mirimir.
geed-hoosaad  Geedaha intooda aan bixidda dheere yeela.
geed-lab  Geed-aday.
geed-qaaqle  Dhirta inteeda sunta le.
geedaggable  Cayayaan duula, qolof adag, oo cuna qoryaha iyo alwaaxd.
geedaggoo  1. Wax sixrid. 2. Laamo u jarid, si ay u daaqaan caleenta ku taal (xoolo.
geedaggoosasho  eeg geedaggooso. ld geedaggoos.
geedaggoosi  ld geedaggoosash.
geedaggooso  1. Sixir ama faal wax dheefsi awgeed u samayn. 2. U g.: xoolo, laamo caleen leh u jarash.
geedaggooyn  eeg geedaggoyn. ld geedaggoy.
geedaggooyo  Aqoonta loo leeyahay sida geedaha wax loogu sixro ama loogu daweey.
geedaggoys  1. Qof yaqaan sida geedaha la isugu daweeyo ama la isugu sixro. 2. ld geedaggoy.
geedakaris  1. Aqoonta isku daridda iyo diyaarinta geedaha laysku daweeyo. 2. Qof yaqaan geedekarisk.
geedamaal  Dhirta faleenka, shalabowga, waabaayada leh dadka ka shaqaysta. ld geedmaa.
geedaqor  Xallfato. ld geedqor, geedqori.
page : 54 of 102
<< < 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 > >>

 

Exit mobile version