geedaggooso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)

1. Sixir ama faal wax dheefsi awgeed u samayn. 2. U g.: xoolo, laamo caleen leh u jarash.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh geedaggooso

geedaggoosasho [m.f.dh]
eeg geedaggooso. ld geedaggoos.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg