gedood
(m.l)ld gadood.
gedood
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)ld gadood.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gedood ↴
gadood [m.l]
1. Lo'gisi iwm weeyraxa ay sameeyaan. 2. Kacdoon dad badani sameeyaan, iyagoo si adag uga dhiidhiyaya wax ay diiddanyihiin. 3.ld gadoodid. ld gedaad¹, gedood¹, gidaad¹.
gadood [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Lo'gisi iwm weyrixid. 2. Dad badan, wax ay diiddanyihiin si adag uga dhiidhiyid. ld gedaad², gedood², gidaad².
gadoodid [m.f.dh]
eeg gadood². ld gadood¹, gedaad¹, gedaadid, gedood¹, gedoodid.
gadoodsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax gadooday ahaansho. ld gedaadsan, gedoodsan, gidaadsan.
gadoodsanaan [m.f.dh]
eeg gadoodsan. ld gadoodsanaansho; gedoodsanaan, gedoodsanaansho.
gedoodid [m.dh]
ld gadoodi.
gedoodsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld gadoodsa.
gedoodsanaan [m.dh]
ld gadoodsanaa.