xurquun Gasiin. ld xulquun.
xurub ld xurbin¹.
xuruubbamid ld xaruumid.
xuruubban1 ld xaruun¹. xuruubban2 ld xa-ruun². xuruuf eeg xaraf.
xuruumid ld xaruumid.
xuruun1 ld xaruun¹. xuruun2 ld xaruun². xus1 1. Allabari cid dhimatay loo sameeyo. 2. Damaashaad loo sameeyo dhacdo taariikh leh. xus2 1. Wax soo hadal qaadid. 2. Cid dhimatay Allabari u samayn. 3. Dhacdo tariikh leh xaflad u samayn. xusan Wax la xusay ahaansho.
xushlayn eeg xushlee.
xushle 1. Orod laafyo badan. 2. Si xarrago iyo mardaaddi leh u socoshada.
xushlee Orod xushle ah ordid.
xushmad ld xushmo.
xushmadarro Xushmo la'aanshada.
xushmadayn ld xushmayn.
xushmadee ld xushmee.
xushmayn eeg xushmee. ld xushma-dayn.
xushmee Cid xushmo u yeelid. ld xushmadee.
xushmo Sharaf iyo wanaag laga kasbado bulshada dhexdeeda; xurmo; muuno. ld xishmo, xushmad.
xusid eeg xus².
xusli 1. (f.g) Wax dhudhun ku cabbirid. 2. (f.mg) U x.: wax ama cid u iilasho. 3. (f.g) Orod gaaban ordid.
xuslin eeg xusli.
xusnaan eeg xusan. ld xusnaansho.
xusnaansho ld xusnaan.
xusul ld suxul.
xusulduub1 ld xusulduubid. xusulduub2 Orod gacmuhu laaban yihiin xawli gaaban ku ordid.
page : 57 of 60
<< < 52 53 54 55 56 57 58 59 60 >