Xusulduub

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld xusulduubid.

Xusulduub

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Orod gacmuhu laaban yihiin xawli gaaban ku ordid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xusulduub

suxulduub | suxulduubid | xusulduubid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg