Xushmo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Sharaf iyo wanaag laga kasbado bulshada dhexdeeda; xurmo; muuno. ld xishmo, xushmad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xushmo

darajo | xishmo | xushmad | xushmee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg