dawin eeg dawi. ld dawis.
dawis ld dawin.
dawixid eeg dawax.
dawlad 1. Dal, dad ku noolyahay, leh calan iyo xuduud caalamku u aqoonsanyahay. 2. Inta haysa maamulka sare ee qaran. ld dowlad.
dawlad dastuuri ah (siyaa.) Dawlad ku xaddeysan, una hogaansan dastuurka.
dawladnimo Dawlad ahaansho. ld dowladnimo.
dawli1 ld dowli¹. dawli2 ld dowli². dawliil Muuqaal koraad.
dawlin ld dowlin.
dawlis ld dowlis.
dawlisgoys Calaamadaha sarriinka ah oo jiidista dawlisku ku sameeyo xakabbada. ld dowlisgoys.
dawo ld daawo1. ld dawaco.
dawo-suuxin (daaw.) Dawo yareysa ama baabi'isa dareenka oogada oo dhan ama qayb ka mid ah jirka. D.da s.ta oogada oo dhan oo qalliinka loo isticmaalo waxay damisaa shaqada maskaxda taasoo keenta miyir beelid.
dawoobid ld daawoobid.
dawow ld daawow.
dawr1 ld dowr¹. dawr2 ld dowr². dawre Qof socoto ah.
dawri ld dawari.
dawrid ld dowrid.
dawrin ld dawarin.
daxal Dheeh cillaan guduud ah oo birta iyo xadiid-sulubka ku dul samaysma marka ay biyuhu la falgalaan maaddadooda; mirir.
daxalaysad ld daxalaysasho.
daxalaysasho eeg daxalayso. ld daxalaysad, daxalaysi.
daxalaysi ld daxalaysasho.
daxalayso Bir ama xadiid-sulub, daxal yeelasho.
day 1. Indho, wax dhankooda u jeedin. 2. Isku d.: wax isku tijaabin.
dayaafad ld diyaafad.
dayaafadi ld diyaafadi.
page : 62 of 218
<< < 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 > >>