Dawo-suuxin
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin suuxinta, m.l)(daaw.) Dawo yareysa ama baabi'isa dareenka oogada oo dhan ama qayb ka mid ah jirka. D.da s.ta oogada oo dhan oo qalliinka loo isticmaalo waxay damisaa shaqada maskaxda taasoo keenta miyir beelid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dawo-suuxin ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg