Day

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (dayay/deyay, dayday)

1. Indho, wax dhankooda u jeedin. 2. Isku d.: wax isku tijaabin.

suuradayn*

Muuqaal ama fikrad laga aaminsanyahay qof ama shay gaar ah. English: Stereotype


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

seexday*

macnaha ereyga:- wiiqadhigay


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Geel dhalaan qaaday ma dheera.*


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Nin seexday siciisa dibi dhalay*


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga day

oday | odayee | odayeyn | odaynnimo | odayoobid | odayow | odaytinnimo | daa | raac | raacdayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg