masiixiyad (dii.) Haweenay kiristaan ah.
masil (1) ld masal¹.
masil (2) ld masal².
masilid ld masalid.
masingow Ciyaar dhaqameed laga yaqaan Jubbada Hoose.
masixid eeg masax². ld masax¹.
masjid (dii.) Masaajid.
masjoohaar Mas weyn oo leh jawharad uu habeenkii ku mirta.
maskab 1. Meherad. 2. Sharaf.
maskabjab (1) ld maskarjab¹.
maskabjab (2) ld maskarjab².
maskabjaban ld maskarjaban.
maskabjabi ld maskarjabi.
maskabjabid ld maskarjabid.
maskabjabin ld maskarjabin.
maskabjabnaan ld maskarjabnaan.
maskabjabnaansho ld maskarjabnaan.
maskabjabsan ld maskarjaban.
maskabjabsanaan ld maskarjabnaan.
maskabjabsanaansho ld maskarjabnaan.
maskan Maro yar, madow daldaloollo yaryar leh oo haweenku madaxa saartaan, gambo.
maskar (1) 1. Sharaf. 2. Mowjad; hir. 3. Maskab.
maskar (2) (bot.) Geed faalala, dabrada u eg oo xooluhu cunaan.
maskarjab (1) 1. Mowjadda jabbiddeeda. 2. Dad meel ka caaryey oo aan waxba haysan oo doonni ama markab la jabay. 3. ld maskarjabid. ld maskabjab¹.
maskarjab (2) 1. Qof sharaf-jabid maamuus dhicid. 2. Dad doon ama markab la jabid. ld maskabjab².
maskarjaban Qof maskarjab ku dhacay ahaansho. ld maskabjaban, maskabjabsan, maskarjabsan.
maskarjabi Cid sharafta ka qaadid. ld maskabjabi.
maskarjabid eeg maskarjab². ld maskabjab¹, maskabjabid, markarjab¹ (3).
maskarjabin eeg maskarjabi. ld maskabjabin.
maskarjabnaan eeg maskarjaban. ld maskabjabnaan, maskabjabnaansho, maskabjabsanaan.
<< < 59 60 61 62 63 64 65 66 67 68 69 > >>