Biqil
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)1. Abuur markaa soo baxay. 2. ld biqlid.
Biqil
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qlay, -qishay; -qli)Abuur iwm soo bixid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biqil ↴
biqlid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg