kuduud1 ld kaduudid. kuduud2 ld kaduud². kuduudan ld kaduudan.
kuduudi ld kaduudi.
kuduudid ld kaduudid.
kuduudin ld kaduudin.
kuduudnaan ld kaduudnaan.
kuduudnaansho ld kaduudnaan.
kuf1 K. ah: isu qalmidda ay isu qalmaan laba qof xagga guurka, iyadoo laga eegayo dhinacyo badan sida: dhala-sho, xirfo, caafimaad iwm; geyaan. kuf2 Nafley socota horay u dhicid. kufaar 1. eeg kaafir. 2. eeg kufri¹.
kufi Noole socda horay u ridid.
kufid eeg kuf². ld kufniin, kuftin.
kufin eeg kufi. ld kufis.
kufis ld kufin.
kufkuf1 Dhicdhicidda qof tabar yari la dhacdhaco. kufkuf2 Tabar darro awgeed dhicdhicid (nafley) kufkufid eeg kufkuf².
kufniin ld kufid.
kufri1 ld kaafir. kufri2 (dii.) Nabiga iyo diinta Ilaah dafirid. kufrin ld kufriyid.
kufrinnimo Kufri ahaansho.
kufrisii Cid kufri ka dhigid.
kufrisiin eeg kufrisii.
kufriyid eeg kufri². ld kufrin.
kufsad ld kufsasho.
kufsasho eeg kufso. ld kufsad, kufsi.
kufsi ld kufsasho.
kufso Qof dumar ah oo aan meher kuu ahayn iyadoo aan raalli ka ahayn xoogid.
page : 65 of 73
<< < 60 61 62 63 64 65 66 67 68 69 70 > >>