Kufri

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld kaafir.

Kufri

Qaabnaxa: Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2 Isrogrogga: (-iyay, -iday/-isay; -iyi)

(dii.) Nabiga iyo diinta Ilaah dafirid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kufri

kaafir | kufaar | kufrin | kufrinnimo | kufrisii | kufrisiin | kufriyid | mulxid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg