Kuf
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:K. ah: isu qalmidda ay isu qalmaan laba qof xagga guurka, iyadoo laga eegayo dhinacyo badan sida: dhala-sho, xirfo, caafimaad iwm; geyaan.
Kuf
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)Nafley socota horay u dhicid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kuf ↴
kaafir | xagaldaac | dhacdhac | dhacdhac | duugkufaar | fuul | gaggab | gayaan | iskufac | iskufil |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg