giraangirin ld garangari.
giraangiris ld garangari.
giraansan Wax qaab wareegsan leh noqosh.
giraansanaan eeg giraansan. ld giraansanaansh.
giraansanaansho ld giraansanaa.
girangir ld garanga.
girangiri ld garangar.
girangirin ld garangari.
girgir1 1. Wax wareegsan afkiisa sare. 2. Mindi dhankeeda aan wax goy. girgir2 Wax xariiqi. girgire Shay dhoob ah ama dhagax laga qoro oo qaab mooye leh iyo laba meelood oo la qabsado oo wax lagu karsado; burjik.
girgirid eeg girgir.
girifgirif G. leh: cod lagu muujiyo ordidda degdegsa.
giriirixi Is g.: isa soo mataxi.
giriirixin eeg giriirix.
giringir1 ld garangar. giringir2 ld garangar. giringiri ld garangar.
giringirid ld garangari.
giringirin ld garangari.
giringiris ld garangari.
girligaan Qori boobe ah oo waayadii hore lagu dagaallami jire.
gisi Naasley lo'da la bah ah oo duurjoog ah; lo'gisi; lo'gesi. ld ges.
giyi ld geyi.
go'1 1. Maro aan afka isaga tolnayn oo raggu xirto ama huwado. 2. Gabal; cad. go'2 1. Wax meel ka jarmid. 2. Dhimasho. 3. Wax wada jiray qaar, goonni uga soocmid. 4. U g.: niyadda wada siin. 5. Biyo iwm meel ka dhammmaansho. 5. Caano baqid. go'aami Arrin go'aan ka gaarid.
go'aamin eeg go'aami.
go'aan Guddoonsiga xaajo laga dooday meelmarinteeda la guddoon- sado.
go'aangaarid Isku raacidda la isku raaco go'aan.
page : 67 of 102
<< < 62 63 64 65 66 67 68 69 70 71 72 > >>