Girgire

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-rayaal, m.l)

Shay dhoob ah ama dhagax laga qoro oo qaab mooye leh iyo laba meelood oo la qabsado oo wax lagu karsado; burjik.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga girgire

dheriggirgire | dherigirgire |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg