Giraansan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Wax qaab wareegsan leh noqosh.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga giraansan ↴
giraansanaan | giraansanaansho | iskudhis-giraansan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg