gobo'lee Hoore, dhibic-dhibic u dhici.
gobo'maqaar Gobaha maqaarka ka samaysa.
gobol 1. Qayb, cad. 2. Qaybaha dal u qaybsan yahay middood. ld gabal.
gobol-dabiici (juqr.) Meel gudaha xuduuddeeda ay ka jiraan darajo sare ee mid ahaansho qaabeed, marka la bar-bar dhigayo meelo kale, ha ahaato xagga kala sarraynta, cimilada, degaanka, sidaas darteed ilaa xad mid ahaansho qaabeed ee xagga dhaqaaqa dadka.
gobol-kulaale-xige (juqr.) Gobolka u dhexeeya kulaleyaasha iyo gobolka dhexdhexaadka ah. Wuu ka duwanyahay kulaaleyaasha wuxunna leeyahay xilliyo kala duwan oo ay ugu muhiimsanyihiin jiilaalka iyo xagaagu, cimiladuse guud ahaan way ka diirantahay gobolka dhexdhexaadka ah.
gobolaysad ld gobolaysash.
gobolaysasho eeg gobolayso. ld gobolaysad, gobolays.
gobolaysi 1. Xiriir kalgacayl oo ka dhexeeya dad isku gobol ah. 2. ld gobolaysash.
gobolayso Is g.: cid si gobolaysi ah u raaci.
gobyahandhoorre ld gebiyahandhoor- -r.
gocad ld gocash.
gocasho eeg goco. ld gocad, gocosh.
gocgoc In yar oo hoore ah oo weel salkiisa ku hara.
goco Dhacdo lahan-reeb ah dib u xusuusasho; tebid; garwaaqsash.
gocondho ld gaxandh.
gocoorre Nooc kalluunka badda ka mid a.
gocor Qof aan waxtar ahay.
gocosho ld gocash.
gocoso Bari yar oo dhulka laga qoto oo geedka xaynxayndhadu dhalo oo la cun.
gocoy ld gocoy.
gocoyo G. ah: weel tolliinkiisii la ebyey oo aan weli la xoolayn. ld goco.
god1 1. (-dad, m.l) Dalool dheer oo hulan oo dhulka ka samysma ama laga sameeyey. 2. Siddeed iyo tobanka hogood ee dayaxa midkoo. god2 1. Wax qalloocin. 2. Wax deri u yeeli. god-dhurwaa God dhurwaagu gal.
godadle 1. Nin naaga guursi badan oo xiisaalow ah. 2. Nin labo naag ama ka badan isku kol qab.
godadoobid eeg godadow.
godadow1 Ciyaar lagu ciyaaro quruurux ku jira 12 god oo 6 iyo 6 isaga soo horjeedda; layl. godadow2 Laylo ciyaari. godan1 1. Xiidmaha yar yar meesha qalloocan ee ay ka lowdaan. 2. ld godin. Magac fala. godan2 Wax la godey ahaansh.
page : 69 of 102
<< < 64 65 66 67 68 69 70 71 72 73 74 > >>