Gobol
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-llo, m.dh)1. Qayb, cad. 2. Qaybaha dal u qaybsan yahay middood. ld gabal.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gobol ↴
jaariile | oomane | oomane-u-eke | xagaayo | ab'orijinis | ay | badfur | badxidhan | barasaab | bireeris |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

