Mililikh

Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:

Dhar jilicsan sida malkhabadda oo faraha ka siibanaya.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mililikh

mililikhsan | mililikhsanaan | mililikhsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg