ciirsanaansho ld ciirsanaan.
ciirsasho eeg ciirso. ld ciirsad, ciirsi (2).
ciirsi 1. Taageero. 2. ld ciirsasho.
ciirsila' Meel cidla'ah oo aan wax la miciinsado joogin.
ciirsila'aan eeg ciirsila'. ld ciirsila'aansho.
ciirsila'aansho ld ciirsila'aan.
ciirso Cid kaalmo weyddiisasho.
ciiryaamo ld ceeryaan¹.
ciiryaan ld ceeryaan¹.
ciis Nooc ka mid ah warmaha waaweyn.
Ciise kaddib (taar.) (C.d.) Waxay sheegaysaa inta sano ama qarni ee laga joogo dhalashadii nebi Ciise.
Ciise kahor (taar.) (C.k.) Waxay u taagantahay Ciise hortii, taasoo sheegaysa sanad gaar ah, ama qarni, ka hore dhalashadii Ciise.
ciishaysan Wax ciishooday ahaansho.
ciishaysii Ka c.: cid ciil badid.
ciishaysiin eeg ciishaysii.
ciishaysnaan eeg ciishaysan. ld ciishaysnaansho.
ciishaysnaansho ld ciishaysnaan.
ciishoo Ciil dareemid.
ciishood eeg ciishoo.
ciji ld ciddi.
cijo ld ciddi.
cilaacil Lafaha yaryar oo raafafka xooluhu ku jira middood.
cilaaq1 1. ld ilaaq. Hadal aan milgo lahayn oo iska muran ah. 2. Saxaro. cilaaq2 1. ld ilaaq 2. Muran maag iyo hagag leh cid u jeedin. 2. Saxaro dhigid. cilaaqaad ld calaaqo.
cilaaqad ld calaaqo.
cilaaqid eeg cilaaq². ld ilaaqid.
cilaaqo ld calaaqo.
cilaaqtamid eeg cilaaqtan². ld cilaaqtan¹, ilaaqtamid, ilaaqtan¹.
cilaaqtan1 Isdhaafsashada hadal muran iyo hagag leh. ld ilaaqtamid.
page : 70 of 95
<< < 65 66 67 68 69 70 71 72 73 74 75 > >>