ciirso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Cid kaalmo weyddiisasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ciirso

ciirsasho [m.f.dh]
eeg ciirso. ld ciirsad, ciirsi (2).

kelyaciirso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Kelyo adayg lahaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg