cijo
(m.dh)ld ciddi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cijo ↴
ciddi [m.dh] (-iyo ml.)
1. Cad gees la mood oo xalleefsan oo ka baxda faraha fooddooda sare. 2. Qolof libaax badeedka laga jaro oo loo shito uunsi ahaan. ld ciji, cijo, cinji.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg