dembaabin eeg dembaabi. ld dambaabin, dambaabis, dambaabsiin, dambaajin, demb
dembaabsii ld dembaabi.
dembaabsiin ld dembaabin.
dembaaji ld dembaabi.
dembaajin ld dembaabin.
dembi 1. Wax kasta oo la sameeyo oo diinta khilaafsan. 2. Wax kasta oo dhaqan ama qaanuun ku xadgudbaaya. ld dambi.
dembidhaaf1 Cafinta uu Ilaah cafiyo qof dembi galay. ld dembidhaafid. dembidhaaf2 U d.: qof dembi ka cafiyid (Ilaah). dembidhaafid eeg dembidhaaf². ld dambidhaaf¹, dambidhaafid, dembi- dhaaf¹.
dembiilannimo Dembille ahaansho. ld dambilannimo.
dembiile Qof dambi falay. ld dambiile.
dembitir1 Baabi'inta raadka dembi la galay. ld dembitirid. dembitir2 Dembi raadkiisa baabi'in. ld dambitir². dembitirid eeg dembitir². ld dambitir¹, dambitirid, dembitirid.
dementiya (daaw.) Xaalad cudur oo joogto ah ama muddo dheer socota oo ay maskaxda gabto hawsheeda. Astaamo: xasuus xumo, isbeddel shakhsiyaded, fakar xumo iyo habow, istix geli la'aan.
demi ld dami.
demid ld damid.
demin ld damin.
demis ld demin.
demokaraati D. ah.: qof aaminsan ama ku dhaqma mabda'a demokaraatiyada.
demokarasiya Talis dawleed oo ku dhisan xukun uu dadweynuhu maamulo. ld demokarasiyad.
demokarasiyad ld demokarasiya.
den ld dan.
denbaab1 ld dembaab¹. denbaab2 ld dembaab². denbaabid ld dembaabid.
deni ld dani¹.
densan ld dansan.
densanaan ld dansanaan.
densanaansho ld dansanaan.
page : 72 of 218
<< < 67 68 69 70 71 72 73 74 75 76 77 > >>